Dhammaanba madaxda ,macallimiinta, warfidiyeenada iyo halyeeyada isboortiga ee hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ciyaaryahankii hore ee naadigii Somalifruit Cabdullahi Cabdi Maamuus,walaashiisa Caaliyo Cabdi Maamuus iyo dhammaanba reer Cabdi Maamuus, Iyaga oo uga tacsiyadaynaya geeridii ku timid Allaha u naxariistee hooyadooda marxuumad Yustur Maxamed Aadan oo ku geeriyootay magaalada Edmonton ee dalka Canada taariikhdu markay ahayd 4/4/2017.
Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumadda jannadii fardawsa eebe ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii,eheladii ay ka baxdayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.
Tacsiyadaha waxaa diraya
1)Dr. Ali Osman Ali 2)Cabdulqaadir xasan Cadde(Caydiid Jeenyo) 3)Cabdirisaaq Cali Aar(Cali Mataan) 4)Inj. Cumar Shekhey 5)Dr. Cabdi Kaafi 6)Tababare Maxamed Xaaji Giftin 7)Cabdirashiid Blastiko 8)Cali Yusuf 9)Nafiiso Cali 10)Maxamed Suufu Abashikh 11)Maxamed Tafare 12)Cali Bay 13)Amin Caamir 14)Cabdulaahi Kolombo 15)Cabdicasiis Axmed Mahdi 16)Tababare Cabdulqaadir Shiikha 17)Tababare Ibraahim Suudaani 18)tababare Cabdulqaadir Qariidi 19)Wariye Cabdixaafid Zaciimka 20)Wariye Saciid Buuna 21)Jaamac Cali(Jaamacey).
Jaaliyadda Minnesota
Cabdi Cali Macallin Macallin Ibraahim Suudaani Macallin Qariindi
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Idiris Ibraahim Suleiman C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar) Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale C/qaadir Nuune C/llahi Moorgan Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin Gani Xasan Nuur Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Cabdirisaaq Ugaas
Cabdulqaadir Jaango
Cabdullahi Dheere
Abdiqani Salaad
Axmed Cabaas Busuri
Abdicasiis Giftin
Washington Seattle
1)Najiib Ciise Xuseen
2)Tariik Cabdi Faarax
3)Hussein Mohamed Abdi (H.Ababa)
4)Guuleed Aadan Xirsi
5)Isaaq nuur Jiley
6)Xasan Abati
7)Carab Maxamed
8)Khadar Dacar Yuusuf
9)Maxamed Muslimiin
Kansas Missouri
1)Maxamed Cali Nuur
2)Abdisamad Sh. Ibraahim
3)Axmed Cabdi Nuur(Faraqajaan)
4)Qaynuun Ibraahim
Ohio
1)Deeqo Maxamed Siyaad
2)Bashiir Geele
3)Abdikariim Delbiyeero
4)Mohamed Ali (Afrikano)
5)Nuur Warsame (Nuur Dheere)
6)Abdullahi Wardhiigley
7)Gurey Bulxan
8)Xasan Gane
9)Liibaan Qaloocow
10)Abdifatah Qaylo
11)Xuseen Yare
12)Abdullahi Ali Xaaji
Oregon State
1)Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)
2)Cumar Cadde
3)Xasan Muuse
Virginia
1)Suleiman Saley
2)Shiino Madoobe
3)Cilmi Sandheere
4)Mohamud Ali Muudeey
|