October 22 2017 09:59:58
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
SAFIIRKA SOOMAALIYA EE USA DANJIRE CAWAD OO SHIR TAARIIKHI AH QABTAY+SAWIRRO

Waxaa magaaladda Washington ee caasimadda Dalka Mareykanka lagu qabtay shir aad iyo aad u qiimo badan oo ay qabanqaabisay Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka taa oo ay ka soo qeyb galeen dadka lagu qiyaasay ku dhawaad 250 oo ka kala socday in kabadn 12 Jaaliyadood oo ka dhisan dalka Mareykanka,waxa kaloo shirkaas qiimaha leh Ummadda Soomaaliyeed kala qeyb galay xubno ka socday Machadka Nabadda,USAID,saraakiil sar sare oo ka soo shaqeeyey safaaradaha Soomaaliyeed kana mid ahaa madaxda sare ee soo martay Qaranka Soomaaliyeed,Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka,aqoonyahano wax ka dhiga Jaamacadaha Mareykanka, dhalinyaro dhawaan ka qalin jabiyey Jaamacadaha Mareykanka oo runtii ay kuu beerantahay qiiro Soomaalinimo.

Waxaana shirkaasi diiradda lagu saaraayey abaaraha halakeeyey ummadda Soomaaliyeed iyo sidii looga soo dhalaali lahaa doorka qurba joogta ee kaga aadan samatabixinta Uammadda Soomaaliyeed ee dhibaatada abaaraha la daala dhacaaya xiligaan. Danjire Cawad oo ah Safiirka Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa halkaa waxa uu ka jeediyey khudbad taarikhi ah oo taabaneysay meelo badan,waxa ugu horeyn ka hadlay abaarta Ummadda Soomaaliyeed ku habsatay waxaana uu iIlaah ka baryey in uu naga qaadayo dhibatadda ka timid abaartaas.


Sidoo kale Mudane Cawad ayaa ka dhawaajiyey in Soomalia aysan maanta cidna u maqneyn ceelna u qodneyn taa oo uu uga dan lahaa in badbaadinta Ummadda Soomaaliyeed ay u taalo Soomaalidda oo ay ugu horeeyaan qurba joogta,isagoo uga mahadceliyey dhamaan qurba joogta doorkii shariifka ahaa oo ay ka qaateen illa iyo waqtigaan hadda ah,waxa uu hadalkiisa raaciyey isagoo qiireysan “waxa aad qabateen waa arrin idin galeysa diwaanka isla markaana aan waligeed ka tirmi doonin xusuusta inta Soomalinimadda ay ku dheertahay”

Mudane Cawad waxa uu marti sharafkii ka codsaday in la laban laabo wax u qabashadda ummadda tabaaleysan oo ay abaarta ku habsatay arrinta waxaan ku heleynaan Ajir xagga alle iyo qiimo dhanka Ummadda Soomaaliyeed ah,ugu dambeyntii Danjire Cawad waxa uu si gaar ah farta ugu fiiqay dhaliyaradda ku nool Mareykanka juhdigii ay galiyeen iyo lacagihii ay uruuriyeen una direen Guddiga Abaaraha heer Qaran taa oo runtii xusuus nagu reebtay,waxaana uu halkaa Danjire Cawad ku muteystay sacab iyo ka soo qeyb galayaashii oo khudbadda Mr. Cawad qiiro gelisay.. Wafuuda ka qeyb gashay shirka qiimaha leh waxa ka mid ahaa wafdi ka baxay magaaladda Atlanta oo uu hogaaminaayey Gudoomiha Jaaliyadda Somali_American Inj. Cumar Shiikhey,Mudane Cabdi Isaq oo ka socday Odayaasha Magaaladda Atlanta,Maxamed Suufi oo ka socday Ganacsatada Magaaladda Atlanta,Maxamed Shikh oo ka tirsan Guddiga Jaaliyadda ee Atlanta,Dr. Cali Cusmaan Cali oo oo ah Guddoomiyaha Isboortiga ee Atlanta,Mina Gallant oo xubin ka ah guddiga Jaaliyadda ee Atlanta,waxayna guddigaas oo matalaayey Georgia kala soo noqdeen qibrad aad iyo aad u weyn,waxayna u mahadceliyeen Danjire Cawad sidii qiimaha laheyd oo uu u soo dhaweeyey,waxayna guddiga ballanqaadeen in ay warbixintaasi la wadaagi doonaan jaaliyadda reer Georgia,iyadoo shirkaas qiimaha leh uu ku soo dhamaaday si heer sare ah.



Dr: Ali Osman Ali

Guddoomiyaha dhaqanka iyo isboortiga Atlanta

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 2,772,981 unique visits