November 17 2017 21:33:47
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Mustafa: Horyaalka Kubada Cagta Puntland natiijo wanaagsan ayuu dhalay

Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland Mustafa Cabdiraxmaan Xasan, ayaa sheegay in kubada cagta gobalkiisa uu ku yimid is badal weyn, ayna korortay tirada iyo tayada cayaartoyda kubada cagta ee Puntland.

Guddoomiye Mustafa oo wareysi siiyay shabakada wararka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta somsoccer.com ayaa sheegay in horyaalka ay ka qeyb galeen 9 kooxood oo kubada cagta ah oo ka kala yimid afar ka mida magaalooyinka waaweyn ee Puntland, isagoo intaa ku daray in qabashada cayaarahaasi ay ahayd talaabo weyn oo horay loo qaaday.

“Cayaarahaasi kumanaan dhalinyaro ah ayay ka bad baadiyeen in ay noloshooda khatar ku geliyaan badaha, sababtoo ah halkii ay ka tahriibi lahaayeen ayay u jiheysteen dhanka kubada cagta. Wiilal badan oo dhalinyaro ahi waxay ka qeyb qaateen tartanka cayaartoy ahaan, halka kumanaan kale oo dhalinyaro ahna ay soo buux dhaafiyeen garoomada iyagoo kala taageerayay kooxaha tartanka ka qeyb galay”ayuu yiri guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Puntland Mustafa Cabdiraxmaan Xasan oo wareysi siiyay somsoccer.com.

Waxaa uu gudoomiyuhu sheegay in qabashada cayaarahaasi ay wanaajisay muuqalka guud ahaan kubada cagta Soomaaliya gaar ahaana tan Puntland. “Run ahaantii cayaarahan waanu ka faa’iidnay, sababtoo ah waxaa kor u kacday tirada cayaartoyda tayada wanaagsan ee aanu heysano. Waxaanu iminka si weyn ugu diyaar garownay tartanka maamul gobaleedyada ee dhawaan la qaban doono, waxaana dooneynaa in aanu soo difaacano koobka oo iminka Puntland ay heysato”ayuu yiri Mustafa.

“Waxaanu ka faa’iideysanay tababarro uu xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu horay noogu qabtay, taas ayaana noo sahashay inaanu qabano tartan heerkiisu sareeyo, sababtoo ah marki aad heysato maamul aqoon leh, macalimiin aqoon leh iyo garsoor aqoon leh wax wanaagsan ayaad qaban kartaa”ayuu guddoomiye Mustafa hadalkiisa sii raaciyay.

Waxaa  uu guddoomiyuhu sheegay in tartamada kubada cagta ee Puntland la balaarin doono. Inagoo kaashaneyna xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaanu qorsheyneynaa in aan abuurno horyaalka kooxaha heerka 2-aad si loo helo kooxo heerka 1-aad usoo gudba iyo kuwo heerka 2-aad loo celiyo marka horyaal kasta uu dhamaado. Arrintaasi waxay hir geli doontaa sanadka 2018 sida qorshaha noogu jirta”ayuu mar kale yiri guddoomiyaha xiriirka kubada cagta ee Puntland Mustafa Cabdiraxmaan Xasan.

\

Maiden football league in Somalia’s Puntland State gets to conclusion

The maiden regional football league for the Puntland State of Somalia, has come to an end with Bari Football Club [BFC] crowned the winners of the league.A highly-colored ceremony to mark on the wind-up of the 9-team competition, the first official football league for the Northeastern State, took place in the commercial capital of Boosaaso on Saturday 23rd of September 2017.

The league teams are: The winners, Bari Football Club, Garowe City FC, COMSED FC, Boosaaso city FC, FC Horseed, Homboboro FC, SBC FC, Somtel FC, and the lowest ranked Qardho FC. Somali Football Federation [SFF] president, Abdiqani Said Arab, who addressed at the closing ceremony, said that the organization of such football league in the country’s states was part of the SFF’s Spread the Football program which composes of a number of development projects.

“Today we are here for the conclusion of the official football league for the Puntland State, but this is part of a nationwide development programs which are intended to promote football in all States affiliated to the federal government of Somalia” SFF president, told the closing ceremony on Saturday.

Invested by the Somali Football Federation, the organization of the Puntland State football league came after two years of consecutive development programs carried out in all regional states in the country and as planned each state will have its own official football league.

The development programs that have been running for the past two years had seen football administrators, coaches and referees trained under the Spread the Football initiative.

“In the first year the SFF provided equipment with all clubs in the league and made all necessary facilitations to get the official league on track and I am happy that everything has gone smoothly” the president said. “The Puntland Football Associations offices are also in operation with the SFF has been paying the monthly running coast and this will continue” president Abdiqani Said Arab noted in his address.

Now that the first official football league was done, the teams are prepared to continue from there. They know how to secure sponsorships to be able to cover all their needs next year.

But Somali Football Federation president, Abdiqani Said Arab, pledged that the SFF will continue its development programs in the region adding that other necessary facilitations to help continuation of the maiden football league will also continue.

On his side, the minister for youth and sport of the Puntland State of Somalia, Abdirahman Sheik Ahmed who addressed at the closing ceremony first thanked Somali Football Federation, the Puntland State football Association and all those who contributed to the implementation of the first ever official football league in the State.

“The organization of the league has written a new history, thanks to the Somali Football Federation president Abdiqani Said Arab and his committee members for the good start. I also want to commend the owners and managers of the 9 football clubs who competed in the maiden football league” minister Abdirahman Sheik Ahmed told the closing gathering.

“As a minister of sport for the Puntland State, I have had several discussions with Somali Football Federation on the renovation of football stadiums in the Puntland State and I want to announce that Somali Football Federation will soon start implementing an artificial football Turf in the Puntland State” the minister explained before announcing the closure of the first ever official football league in the Northeastern Somali State of Puntland.




Somali Football Federation Media Department

Email:info@somsoccer.com

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.02 seconds 2,809,944 unique visits