November 17 2017 21:34:05
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Wasaarada Isboortiga oo dhul ugu deeqday Xiriirka Kubada Cagta

Wasiiradda Isboortiga Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya wasaaraddeeda isboortigu ay dhul ugu deeqday xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta.Waxaa ay wasiiraddu sheegtay in dhulkaas banaan uu yahay booskii loogu tala galay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta oo xaruntiisana dhawaan dhismeheedu halkaa ka bilaaban doono insha Allah.

“Xiriirka kubada Cagtu shaqo muhiim ah ayuu dalka ka hayaa, waxaa ay muddo dheer ku shaqeynayeen xarun ay kiro ku dagan yihiin, waxaanse ku faraxsanahay in dhawaan uu xiriirka Soomaaliyeed dagi doono xarun uu leeyahay”ayay saxaafada u sheegtay wasiirada Isboortiga dalka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.

“Waxaa nasoo jiitay shaqada weyn oo uu xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagtu qabanayo. Wax badan ayay ku guuleysteen in ay dalka ka hir geliyaan waxaana go’aan ku gaarnay in aan gacan weyn siino intii karaankeena ah, anigana ka wasiir ahaan waxaa si weyn iiga go’an in aan garab istaago xiriirka”ayay hadalkeeda sii raacisay waasiiradu.

“Waa cusub ayaa u baryay Soomaalia, dalku horay ayuu u socdaa, dib u noqosho dambena ma jirto, horumarkuna wuu sii soconayaa. Soomaaliya way soo laabatay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtuna kaalin muuqata ayuu ku leeyahay dib usoo kabsashada dalka”ayay saxaafada u sheegtay wasiirada Isboortiga dalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.



Somali Football Federation Media Department

Email:info@somsoccer.com

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 2,809,955 unique visits