November 17 2017 21:33:54
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Xiriirka kubada Miiska oo tababar heer caalami Muqdisho uga furay garsoorayaasha kubadda Miiska+Sawirro

Xiriirka  Soomaaliyeed ee kubadda Miiska ayaa  magaalada muqdisho  tababar heer caalami ah uga furay  garsoorayaasha kubadda  Miiska, waxaana xaflada furitaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay   Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda  xiriirada, Masuuliyiinta xiriirka kubadda Miiska  iyo qabiirka  tababarkan bixinaya oo udhashay dalka  Masar.Tabarkan oo socon doona muddo 7   maalmood ah waxaan   ka faa’iideysan doona  33 garsoore oo u u badan garsoorayaal  da’yar, waana kii labad oo heer  caalami ah oo dalka lagu qabto kadib 2012.

Qabiirka   tababarkan bixinaya  Mohamed  Refaat Mohamed  oo u dhashay dalka Masar   ayaa sheegay in  jeceyl uu u qabo Soomaaliya uu  u ogolaaday inuu tababarkan bixiyo, isagoo Luxuburg shaqo u joogana ay fariintan soo gaartay si toos ahna uu Soomaaliya usoo aaday.

“  Waa  markii labaad oo aan koorsadan  ka bixyo Soomaaliya  kadib 2012 ,  Koorsadan waa heer caalami oo aad ku helaysaan shahaado  qiimo weyn ku fadhida  waxaan si gaar ah ula hadlayaa  Gabdhaha   tababarkan ka qeyb qaadanaya, waayo qaaradda Afrika kaliya afar gababar ayaa tartmada heerka caalami uga qeyb gala, waxaan doonayaa in ay Soomaaliya kasoo baxaan   Wiilal iyo Gabadho  tartamada qaaradda iyo kwua heerka caalami   garsoor ka noqda,” ayuu yuri Khabiir Mohamed.

Guddoomiyaha  Xiriirka kubada Miiska Mudane Maxamed   Xaaji oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in   Xiriirka uu diyaar u yahay soosaarista garsoorayaal da’yar oo  musatqbal wanaagsan ku yeesha   ciyaarta kubadda Miiska  heer caalamina ka gaara.

Guddoomiyaha ayaa intaa kudaray in Xiriirka kubadad Miiska oo taariikh wanaagsan ku leeyahay   qaarada afrika   isla markaana uu bilado dahab ah  dalka usoo hoyaan  taana ay   muhiim tahay in dib loosoo celiyo si loo  helo ciyaartoy tayo lehna ay muhiim tahay in la helo garsoor tayo leh.

Guddoomiyaha ayaa  ugu  ka qeyb galayaasha  kula dardaarmay si joogta ah usoo xaadiraan uga faa’iideysan kooradan muddada 7 maalin ah ee ay socon doonto.

Ugu damabeyn waxaa seminaarka u furay Gudoomiye ku xigeenka Gos ahna Ku-simaha  Guddoomiyaha Axmed Cabdi Xasan  Wataac, waxuunna sheegay in Guddiga  Olombikada  uu soo dhaweynayo dadaalka uu xiriirka    ugu jiro horumarinta aqoonta garsoorka oo ah laf-dhabarka xiriirka, waxuuna intaa kud aray in dadaalka uu halkiisa  kasii wado dhamaan xiriirada dalkana laga doonayo in ay  sare u qaadan aqoonta  qeybaha kake gedisan ee isbootiga si loo gaaro horumar  ciyaraha  dalka oo dhan.

Hogaanka cusub ee Xiriirka kubadda Miiska  iyo tan  iyo doorashadiisa  31 January ee sandkan ku qaaday talaabooyin horumnineed oo muuqda, sida  tayaynta garsoorka , ka qeyb galka ciyaaraha heerka caalami,  sare  u qaadidda   tirada naadiyada.




W/D: Xuseen Maxamed  Hadafow

Email Hadaafoow7@gmail.com

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.02 seconds 2,809,948 unique visits