Warbixintii isboortiga Puntland ee Maxamed Aadan Xersi (Madoobe)
Posted by shiikha on 27/08/2017 14:25:01

Warbixintii isboortiga Puntland ee Maxamed Aadan Xersi (Madoobe)

Maxa,ed Aadan Xersi  oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan (Madoobe),kana tirsanaa ciyaaryahanndii xulka qaranka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga iyo naadigii Madbacadda , Bankiyada iyo caymiska (M.B.C) ayaa warbixin dheer ka soo jeediyay socdaalkii isboortiga ee uu  horay ugu tagay Puntland.

Mar aan la sheekaystayna waxaa uu ii sheegay inuu haatan mar labaad ku talo jiro inuu dib ugu laabto Puntland iyo gobolada kale ee Soomaaliya, isaga oo ka qayb qaadan doono horumarinta isboortiga soomaaliyeed,

Warbixintii  Madoobe  iyo soo dhaweyntii loogu sameeyay Toronto, Linkigan hoose ka daawo

 

https://www.facebook.com/100011034368841/videos/506414963069645/