Tacsi
Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Dhammaan jaaliyadda isboortiga ee North Amerika, waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Ismaaciil Maxamed Abdulle oo ku magac dheeraa (Ismaaciil Fareey)oo nin burcad ahi uu ku toogtay magaalada Chicago ee carriga maraykanka, dhaawacii soo gaarayna uu u geeriyooday
Dhammaan jaaliyadda isboortiga ee North Amerika, waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Ismaaciil Maxamed Abdulle oo ku magac dheeraa (Ismaaciil Fareey)oo nin burcad ahi uu ku toogtay magaalada Chicago ee carriga maraykanka, dhaawacii soo gaarayna uu u geeriyooday.
Ismail (Bidixda) iyo Najiib Isse
Marxuumka, ayaa si aad ah loogu xusuustaa sida kalgacalka ku dheehnayd uu u soo dhaweyn jiray cayaartooyda ka kala timaada Maraykanka dacaladiisa, waxaana uu ahaa shakhsi ay si aad u jeclaayeen jaaliyadda iyo dhammaanba bahda isboortiga ee North Ameerika.
Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumka jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii,eheladii iyo bahdii isboortiga oo uu ka baxayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba. (Aamiin, Aamiin, Aamiin)
Tacsiyadaha waxaa diraya
1)Ahmed Isse Awad Somali Ambassador USA
2 Ali Osman Ali
3)Cabdulqaadir xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
4)Cabdirisaaq Cali Aar(Cali Mataan)
5)Inj. Cumar Shekhey
6)Dr. Cabdi Kaafi
7)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
8)Cabdirashiid Blastiko
9)Cali Yusuf
10)Nafiiso Cali
11)Maxamed Suufu Abashikh
12)Maxamed Tafare
13)Cali Bay
14)Amin Caamir
15)Cabdulaahi Kolombo
16)Cabdicasiis Axmed Mahdi
17)Tababare Cabdulqaadir Shiikha
18)Tababare Ibraahim Suudaani
19)tababare Cabdulqaadir Qariidi
20)Wariye Cabdixaafid Zaciimka
21)Wariye Saciid Buuna
22)Jaamac Cali(Jaamacey).
23)Abdi Maxamed Guuleed(Abdi Xalwo)
1)Dr. Ali Osman Ali
2)Aweys Muuse Arboow(Aweys Fuundi)
3)Cabdulqaadir xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
4)Cabdirisaaq Cali Aar(Cali Mataan)
5)Inj. Cumar Shekhey
6)Dr. Cabdi Kaafi
7)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
8)Cabdirashiid Blastiko
9)Cali Yusuf
10)Nafiiso Cali
11)Maxamed Suufu Abashikh
12)Maxamed Tafare
13)Cali Bay
14)Amin Caamir
15)Cabdulaahi Kolombo
16)Cabdicasiis Axmed Mahdi
17)Tababare Cabdulqaadir Shiikha
18)Tababare Ibraahim Suudaani
19)tababare Cabdulqaadir Qariidi
20)Wariye Cabdixaafid Zaciimka
21)Wariye Saciid Buuna
22)Jaamac Cali(Jaamacey).
Jaaliyadda Minnesota
Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Cabdirisaaq Ugaas
Cabdulqaadir Jaango
Cabdullahi Dheere
Abdiqani Salaad
Axmed Cabaas Busuri
Abdicasiis Giftin
Washington Seattle
1)Najiib Ciise Xuseen
2)Tariik Cabdi Faarax
3)Hussein Mohamed Abdi (H.Ababa)
4)Guuleed Aadan Xirsi
5)Isaaq nuur Jiley
6)Xasan Abati
7)Carab Maxamed
8)Khadar Dacar Yuusuf
9)Maxamed Muslimiin
Kansas Missouri
1)Maxamed Cali Nuur
2)Abdisamad Sh. Ibraahim
3)Axmed Cabdi Nuur(Faraqajaan)
4)Qaynuun Ibraahim
Ohio
1)Deeqo Maxamed Siyaad
2)Bashiir Geele
3)Abdikariim Delbiyeero
4)Mohamed Ali (Afrikano)
5)Nuur Warsame (Nuur Dheere)
6)Abdullahi Wardhiigley
7)Gurey Bulxan
8)Xasan Gane
9)Liibaan Qaloocow
10)Abdifatah Qaylo
11)Xuseen Yare
12)Abdullahi Ali Xaaji
Oregon State
1)Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)
2)Cumar Cadde
3)Xasan Muuse
Virginia
1)Suleiman Saley
2)Shiino Madoobe
3)Cilmi Sandheere
4)Mohamud Ali Muudeey