Tacsi Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Posted by shiikha on 03/01/2018 22:34:25

Tacsi

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaan jaaliyadda isboortiga ee North Amerika, madaxda ,macallimiinta, warfidiyeenada iyo halyeeyada isboortiga waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan halyeygii  kubadda koleyga ee naadigii Badda mudane Axmed Cabdullahi Maanjoor, iyaga oo uga tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaakiisa Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Cabdullahi Maanjoor oo dhawaan ku  geeriyooday dalka Netherland.


Extended News

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumka  jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii,eheladii iyo asxaabtii uu ka baxayna  samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba. (Aamiin, Aamiin, Aamiin)

Tacsiyadaha waxaa diraya


1)Dr. Cali Cusmaan Cali
2)Aweys Muse Arbow(Aweys Fundi)
3)Cabdulqaadir xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
4)Jaamac Cali(Jaamacey)
5)Cali Mataan
6)Inj. Cumar Shiikhey(Gudoomiyaha Jaaliyadda Atlanta)
9)Ganacsade Maxamed Suufi Abashikh.
10)Cabdicasiis Axmed Mahdi
11)Cabdirashiid Blastiko
12)Cali Yuusuf.
13)Cabdulaahi Cabdi Maamuus
14)Abukar Axmed Mohamed(Abukar Shiino)
15)Cabdulqaar Xaaji Daahir(Shiikha)
16)Axmed Daahir Axmed.
17)Cabdulqaadir Madaxey.
18)Maxamuud Ciise.
19)xasan Abati Abanuur.
20)Faarax Oday.
21)Shimid.
22)Khaliif Riiko.
23)Inj. Cabdulqaadir Caraale.
24)Cabdulaahi Nuur Colombo.
25)Amiin Caamir
26)Cabdixafid Zaciimka

Jaaliyadda Minnesota

Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)

Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Yuusuf Muumin 
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Cabdirisaaq Ugaas

Cabdulqaadir Jaango

Cabdullahi Dheere

Abdiqani Salaad

Axmed Cabaas Busuri

Abdicasiis Giftin

Washington Seattle

1)Najiib Ciise Xuseen

2)Tariik Cabdi Faarax

3)Hussein Mohamed Abdi (H.Ababa)

4)Guuleed Aadan Xirsi

5)Isaaq nuur Jiley

6)Xasan Abati

7)Carab Maxamed

8)Khadar Dacar Yuusuf

9)Maxamed Muslimiin

Kansas Missouri

1)Maxamed Cali Nuur

2)Abdisamad Sh. Ibraahim

3)Axmed Cabdi Nuur(Faraqajaan)

4)Qaynuun Ibraahim

Ohio

1)Deeqo Maxamed Siyaad

2)Bashiir Geele

3)Abdikariim Delbiyeero

4)Mohamed Ali (Afrikano)

5)Nuur Warsame (Nuur Dheere)

6)Abdullahi Wardhiigley

7)Gurey Bulxan

8)Xasan Gane

9)Liibaan Qaloocow

10)Abdifatah Qaylo

11)Xuseen Yare

12)Abdullahi Ali Xaaji

Oregon State

1)Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)

2)Cumar Cadde

3)Xasan Muuse

Virginia

1)Suleiman Saley

2)Shiino Madoobe

3)Cilmi Sandheere

4)Mohamud Ali Muudeey